Wararka kaso baxaya Gobalka Amharada aya shegaya in laba Cilmi baarayal lagu dilay halka. Dilkan aya Waxa Ka dambeeyey dad Caraysan oo dagan Galbeedka Gojam sida ay shegtay DW-Amharic, taas oo uu fadhigeedu yahay dalka Jarmalka.

Dilkan aya imaanaya kadib markii la helay warar shegaya in ay 4 ciyaal ah dhintay kadib markii ay labadan Cilmi baarayal baaritan kusameeyen Shaybaarka dhexdiisa. Weerarka ay so qaaden dadka Shacabka ayey laba Cilmi baarayal kudileen Halka ay midna dhaawaceen.

Dilkan aya noqonaya Kii ugu horeyey ee nacan oo kale ah oo Ka dhaca guud ahan Itoobiya Sida ay sheegtay Warbahinta DW-Amharic, waxana la saadalinaya inuunan Kii ugu dambeeyey noqonaynin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.