5 qof ayey ciidamada amaanka ee gobalka Canfartu dhaawaceen Sida ay warbahintu shegayso.

Dhaawacan ayaa imaanaya kadib marku dhacay mudaharaad ay Shacabku ku diidan yihin maamulka Gobalka Canfarta.

Gobalka Canfarta aya waxa baryahan ba hareeyey Mudaharaad badan oo lagu diidan yahay Madaxwaynaha iyo Maamulka dhan ee Gobalka Canfarta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.