Warhada nagasoo gaadhay magalaada Togwaajale ee kutaala xadka Ogadenia iyo Waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya inay ciidanka gumeysiga itoobiya albaabada isugu dhufteen dhamaanba ganacsigii dhanka Ogadenia.

Siidi kake ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa joojiyay gaadhiyadii ka imanayay dhanka Soomaaliya. Lama oga sababta kadanbaysa talabadan ay ciidanka gumeysiga itoobiya qadeen balse xoga hoose ayaa sheegaya in ay dhacdadani daba socto kacdoon dhowaan kadhacay magalaada Togwajaale.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.