Booliska Federalka Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen gaadhi wada hub, Kontraband iyo Rasaas isoogu jira.

Gaadhiga rasaasta siday ayaa  waxa lagu qabtay jidka dheer isku xidha magalaada Harar iyo Addis Ababa. Ma ah markii koobaad ee Rasaas noocan ookale ah lagu qabtay gudaha Itoobiya waxaana siibadan haya rasaasta iyo hubka noocyadiisa kala duwan ee Itoobiya lagusoo daabulayo.

Itoobiya u muuqata inay ka socdaan is hub aruursi Qoomiyadaha Itoobiya dhex dooda ah waxaana soo noq noqotay hubka aad tirada lahayn ee kusoo qul qulaaya Itoobiya.

Hoos Ka Daawo Sawiirada