Wararka naga soo gaadhaya jaamacada Arsi University ee ku taala dhulka Oromada ayaa waxay sheegagaan in ciidamada u Qabilsan Ismaamulka Oromada iyo dhalinyarada jaamacada uu gacan ka hadal dhex maray.

Sida wararku sheegayaa boqoolal Arday oo dhigto Arsi University (Jaamacada Arsi) ayaa ka Qayb galaay banaanbaxyo ay ku hor jeedan shaqaa la’aanta heyso Ardayda Jaamacada.

Ciidamasa Booliska ayaa hore ka bilabeen inay Ardayda gacaan u Qadaan, ayaga oo isticmaalayo awoodooda inay Ardayda kala diraan. Dhowr qof ay Arday u badan yihiin ayaa dhawaac gadhaay, Ciidamada Booliiskabayaa waxay hareereyeen jaamacada waxaana ardayda qaar loo diiday inay soo galaan Jaamacada.

Hoos ka daawo sawirada Qalaalaasaha ka socda Jaamacada Arsi University.