Wararka naga soo gadhaya magalada Adama ee ismamuulka Oromada ayaa sheegaya inay ciidamada Itoobiya maanta xidheen ugu yaraan 68 qof kadib markii oo Rabshada
xoogan oo ka dhacay malaadaasi malmahaan naa soo dhaftaay.

Duqa magalaada Adama la magacaabo Asegad Getachew ayaa sakaay warbahiinta la hadlay wuxuuna sheegay inay ciidamada maanta xireen 68 qof kadib markii ay howlgallo ka fuliyen magalaada.

Maalinta arbacaada iyo Khamista waxaa magalaada Adama ku dhintaay ugu yaraan 16 qof kadib markii tageerada Jawar Mohammed iyo Booliska Ismaamulka Oromada isku dhaceen, kadibna dad badaan ay ku dhiinteen isku dhacyaadi

Gud ahaan ismamuulka Oromada waxaa ka tagaan xalaad cakiraan. Sidoo kale dadka falanqaayo siyaasada Itoobiya ayaa sheegaya inuu dalka Galaay marxaalad cusub oo la ogiin meesho usocdo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.