7 Qof oo Tigree ah oo beeralay ah aya Manta la qafaashay Halka 7 kale ay baxsadeen, dad indhahooda ku arkayey arinta sheegayna inay duurka isku qarinayan aya arinta u xaqiijiyey VOA da Afka Tigree ga.

Arintan aya ka dhacday Dagmada Maokomo ee deeganka Shensheba kana tirsan Gobalka Benshangul oo dhaca Galbeedka Ethiopia.

Hayadaha amaanka Ayan ilaa Hada wax war ah kaso saarin arintan. Arintan Ayaan lagu salaynaya Dagaalada udhexeeya Qoomiyadaha Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.