51 ruux aya shalay lagu xidhay Gobalka Beshangul kaas oo kuyaala galbeedka Ethiopia, kuwas oo ay dawladu ku eedaysay inay katirsan yihiin Jabhada xooreynta Benshangul.

Hoganka Booliska Seyfedin Haron aya Warbaahinta ushegay inay 30 daba barayaal qabteen hawl gal ay ciidamada Booliska ka fuliyeen Genegen Kebele. 20 kamid ah ciidanka Jabhada ayaa Booliska isu dhiibay waxana kujiray ciyaal 13 jira ah oo iyana Halka lagu taba barayey.

Ilaa iyo Hada waxa la cadaynaya in Qaar ay ubaxsadeen gobolada dariska ah. Hoganka Booliska aya shegay raga hada lahayo inay kamid yihiin Jabhada lagu magacabo BPLM taas oo ah Jabhada Benshangul ta ee ka dagaalanta gobalka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.