Wararka aan kehelayno magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in xalay todobo dhalinyaro ah lagu xidhay magalaada.

 

Dhalintan ayaa xili fiidkii ah ay ciidanka Wayaanaha kalasoo bexeen guryahooda. Dhalintan ayaan helay qaarkamida magacyadooda.

 

  • Fardawsa Farax Cabdi
  • Nasra Diin Siciid
  • Siyaad
  • Ahmed Udal
  • Cabdirashid Maxamed Aadan

 

Ayaa kamida dhalinta xalay dhalinta guryahooda lagala baxay. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.