Waraka nagasoo gaadhaya magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele ayaa sheegaya odayaal wayeela oo shalay lagu xidh xidhay magalaada.

 

Saacid Ciise Aw Xuseen oo 80 jir ah, Carab Ibrahim Sheekh Tubeec oo 75 jir ah ayaa kamida odayasha lagu xidh xidhay magalaada Goday.

 

Odayadan ayaa lagu haystaa waraaqo ay dhawaan dhalinyaro dhadiyeen magalaada sida uu noosheeegay muwaadin kusugan magalaada Goday.

 

Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa wada beegsiga shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

 

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.