Wararka nagasoo gadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa shacab ku xidh xidhay magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.

Amina Siyaad waa hooyo kunool maglaada Wardheer, waxaana gurigeeda kala baxay ciidanka gumeysiga itoobiya iyo canaasiirta ushaqaysa. Kadib markii la xidhay Amina Siyaad, waxa lagayaay xerada ciidanka gumeysiga itoobiya kutaalo magalaada Wardheer.

Xidhayga baahsan ee loo gaysanayo shacabka ayaa la garanayn sababta ka danbeysa iyada oo gumeysiga itoobiya oo marba marka ka danbeysa uu sii xoojinayo dhibaatada ay kuhayaan shacabka Somalida Ogadeniya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media