Qaar kamid ah xisbiyada mucaaradka ee ka howlgallo gudaha Itoobiya ayaa kulan la yeshay RW Abiy Ahmed sida ay sheegen idacaada EBC oo Ku hadasho afka dowlada federalka.?
Weli lama shacin ujeedada laga lahay shirka, iyo xisbiyada ka qayb galay balse kulaanka ayaa ku began kadib markii lacagta laga isticmaalo Itoobiya la badelay.
Xukuumada Abiy Ahmed ayaa saaran cules siyasadeed oo lama filan ku ah, waxaana kasii daraya xalaada cakiran ee ka taagan dalka iyo doorashada dhawaan lagu qabtay Ismaamulka Tigreega.
Halgan Media.