Warhada nagasoo gaadhay jiida hore ee dagaalka lagu xoraynayo ciida Ogadenia ayaa sheegaya in dagaalka dhexmaray ciidanka ONLF iyo cadoowga itoobiya.

 

Makhtibkii weerar qor shaysan oo ay jabhada ONLF ku qaaday ciidanka gumeysiga itoobiya ay gabi ahaanba ku bur burisay kolonyo ciidan oo maraysay aaga degmada Wartimire oo katirsan gobolka Jarar.

 

Warka ayaa intaasi kudaraya in ciidanka ONLF furteen goobti dagaalka. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

 

Halgan Media