Booliska ayaa soo qab qabtay dad gaaraya 60 qof kuwas oo looga shakisnaa qalalaasaha ka dhacay meel udhow magalaada Adis Ababa. Dadkan ayaa waxa laso taagay maxkamada Burayu.

Dadkan ayaa waxa si aad ah loogu edaynaya falal lagula kacay dad kamid ah dadka laga tirada badan yahay ee magalaada Adis Ababa ag dagan.

Guud ahan tuuloyinka ku dhow magalaada Addis Ababa iyo magalaada gudaheeda ayaa laga dareemaya isku dhacyo udaxeeya qoomiyadaha mesha wada dagan, gar ahaan Axmarada iyo Oromada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.