Raysal Wasaraha dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasaada gumeysiga Itoobiya.
Raysal Wasaraha Talyaaniga ku soo dhaweeyay Raysal Wasaraha kusheega gumeysiga Itoobiya Abiy Ahmed iyo xubno ka tirsan xukuumada gumeysiga itoobiya.
Agaasimaha xafiiska Raysal Wasaraha gumeysiga Itoobiya Fitsum Arega ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku sheegay in Raysal Wasaaraha Talyaaniga uu muddo labo maalin ah booqasho ku joogi doono magaalada Addis Ababa.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.