Tuulada layirahdo Feedhacad oo kudhow degmada Tuuliguleed aya Waxa lagu qabtay gaari Xamuul ah oo hub badan sida.
Ahmed Muxumed oo ah hoganka nabadgalyada ee degmada Tuuliguleed ayaa sheegay inay iyagu hubka qabteen.

Sida la xaqiijiyey hubkan aya kaso galay dhanka degmada Wajaale oo dhacda Xadka Somalia iyo Ogadenia. Dadka hubka wata aya la sheegaya inay iyagu Oromo yihiin.

Dadkii looga shakisnaa aya baxsaday kadib Markay Maqleen qabashada hubka. Hubkan aya la sheegay in loo wada dhanka Jinacsani iyo Baabili kuwaas oo ah magaaloyinka Somaliyeed kuwaas oo ay baryahan duulan ba’an kuhayso Oromadu.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.