Wararka nagasoo gaadhaya degmada Baki ayaa sheegaya in xalay muwaadin kamida shacabka degmada si arxan dara ah lagu dilay halkaasi.

Maleeyshiyaadka Cabdi iley ee Liyuu Bolis ayaa siwaxash nima ah ugu toogtay Siyaad Cismaan Fariis. Dilalka noocana ayaa kusoo badanaya gayiga Ogadenia, waana qeyb kamida xasuuqa ay wadaan maleeyshiyaadka Liyuu Bolis iyo ciidanka gumeysiga itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.