Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan Gobolka Amharada ayaa sheegaya in weerar  Bam Gacmeed ah (Grenade Attack) oo maanta ka dhacay iskuul ku yallo degmada Tegeda Woreda ee gobolka Gondar.

Booliska magaalada Tegeda Woreda ayaa warsaxaafada usheegay laba qof ayaa ku dhintaay qaraxa iyo lix kale oo dhawaac gadhaay. Sidoo kale booliska waxaay kusi darren inuu qaraxa dhacay kadib markii Bam Gacmeed (Grenade) dhulka lagu aasay oo ku qarxay ardayda isluulka.

Waxaan la soconaa in gobolada kala duwan oo kamid gumaysiga Itoobiya gar ahaan gobolka Ahmarada kasocdo dagaalo iyo amni darro kadib markii ismaamulka Amharada iyo ismaamulka Tigreega isku dhacyo dhex maray.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.