Waraka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in dhalinyaro farabadan lagu afduubay degmooyinka Ayshaca, Qabalaha Dhagago iyo Biyo Qaboobe.

Ciidamada gumeysiga itoobiya iyo maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa xidhay shacab badaan oo keyb qalay kacdoonka lagu hoor jeedo gumeysiga. Dadka laa xidhay waxaa kamid ah.

  • Cawale Xussen
  • Maxamed Mashale
  • Barkhad Celeye Camir
  • Rooble Wabari
  • Khadar Muuse Xadi
  • Ahmedwali Cumar Dahir
  • Maxamed Xassan Tallan
  • Cawale Muuse Buraale
  • Mustafa Qorane
  • Maxamed Xassan Caynanshe
  • Abukar Nuur Jamac
  • Cumar Giire Dharar
  • Guuled Cali Cismaan
  • Ismacil Xaamud Cali
  • Ahmed Cisman Jamac
  • Ismacil Cadawe

Dhamaan dadkaan waxa laga afduubay degaanka Qabalaha Dhagago iyo degaanka Biyo Qaboobe. Shacabka ku dhaqan gobolka Shiniile guud ahaan waxaay wadaan kacdoon ay kaga soo hor jeedaan gumeysiga itoobiya iyo mamuul kusheega Cabdi Iley.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.