Sheikh Mohammed oo ah ninka ugu hantida badan Itoobiya islamarkaana haysta dhalashada labada wadan ee suciidiga iyo itoobiya ayaa xabsiga dalka sucuudiga kujiray muda 1 sano kabadan.

Dhaxal sugaha sucuudiga Mohamed Bin Salmaan ayaa xidhaygiisa amray isaga iyo boqolaal kale oo ganacsato dalkaasi caan ka ah. Xidhayga Sheikh Mohammed ayaa qayb wayn kaqaatay hoos udhaca kiyikid dhaqaalaha itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.