Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu dagaal culus ka dhacay tuuloyinka udhow degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

Maleeyshiyaadka Oromada ayaa weerar kuso qadeen tuuloyinka Dhuxuloley, Jidhiileh, Dharcaseeye, Sabdacaare, Kooraley iyo Ceelaxamar oo kamid degmada Tuliguuleed.

Ugu yaraan Sedax qof oo Somali ah ayaa ku dhintaay dagaalka kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada kasoo gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo gobolka iyo bilabeen inay xasuuqaan shacabka Somalida oo waxba galabsaniin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.