Isbahaysigan oo mateela qomiyada Oromada oo kala ah ururka OFC iyo Jabhada OLF ayaa maanta bayaan soo saraay, ayaga oo sii kuluul cambaraynayan xukuumada Abiy Ahmed iyo gudiga doorashada.

OLF iyo OFC ayaa sheegay inuu cudurka Coronavirus u yahaay mid halisteeda ledahay lakiin xukuumada Abiy Ahmed ku eedeysay inay siyasadaaynayo siidi u helay sabab u doorashada dib u dhiigo, waxaayna sheegen go’aanka kasoo baxay gudiga doorashada In doorashada dalka dib loo dhiigo ayaa cadaaynayo.

Waxaayna sii sheegen inuu xukuumada Abiy Ahmed qadaay talaabo hore loo arkay. Taas waxaay ku tuusay inuu xiisada u dhaxeeyo xukuumada Abiy Ahmed iyo mucaaradka Oromada weji cusub yeladaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.