Kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin ayaa weerar ku qaaday ciidamada amaanka xili ay ku sugnayeen degaanka Inaango oo katirsan galbeedka Oromia siida ay sheegan idaacada BBC ee laanta Oromada.

Dabley hubeysan ayaa jidka u galay qar kamid ciidamada gaarka ay leyihiin Ismaamulka Oromada, waxaana weerarka ku dhintaay hal Askari, halka oo mid kale ku dhawaacmay siida ay wararka u dhigeen idacaada BBC ee laanta Oromada.

Weli maa jiro ciid sheegtay masuuliyada weerarka, sidoo kale hayaadaha amaanka kama hadlin dagaalka.

Galbeedka Oromia waxaa ka howl gallo Jabhada OLA oo awood badan ku leh degaanadasi, waxaayna dagaal fool ka fool kula jiraan xukuumada Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.