Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inay ciidamada Gumaysiga Itoobiya sedax qof shalay ku xireen magalaada Diridhaba ee xaruunta Gobolka Shiniile.

ilo waredyo lagu kalson yahay oo kusugaan magalaada Diridhaba ayaa idacaada Halgan Media u xaqiijiyay inay ciidamada cadowga Itoobiya sedax wiil oo dhalinyaro ku xireen xafaada Gandagrada katirsan magalaada Diridhaba.

Sedaxda qof la xiray waxa kamid Xussen Ilkacase iyo Abdisalam Maydaneh. Malmaahi udhambayaay magalaada Diridhaba waxa kasocday Xadhig bahsaan lagu haayay shacabka Somalida kudhaqaan magaalada kadib markii Shacabka Somalida iyo Shisheeyaha oo Joogo magalaada isku dhaceen.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.