Wararka nagasoo gadhaay Gobolka Fafaan ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Oromada kasoo gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia Iyo gobolka Oromada kadib ay xireen jidka udheexeyo magalaada Jigjiga Iyo degmada Baabili.
Ariintan wuxuu yimiid kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen shacabka Somalida kudhaqaan degmada Baabili.
Weli maa jirto gaari oo kusoco kaara wadaada udheexeyo Jigjiga iyo Baabili lakiin waxaa nasib darro ah in ciid masuul oo katirsan Ismaamulka Somali Galbeed ariintan kahadlin iskabaa dhaaf inay wax ka qabtaan.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.