Laba caruur ayaa sakaay ku dhintaay xerada Qoloji ee gobolka Fafaan kadib markii cudurka Malariyaa (Malaria) kudhacaay siidi ay sheegan dad kusugaan xerada oo la hadlay Halgan Media.

Xerada Qoloji waa xero ay kunool yihiin Ugu yaraan Boqool kuun (100,000) Somali oo kasoo barakacay xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo gobolka Oromada, kadib markii ay cadowga Oromada bilabeen inay xasuuqaan iyo barakiciyaan shacabka Somalida siidi ay La wareegaan dhulka Somalida ay cadowga itoobiya Gumaysato.

Dadka kudhaqaan xerada Qoloji weli wax gurmad weli kama helin Ismaamulka Somali Galbeed iyo dawlada federalka iyo xitaa hayadaha calaamka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.