Jaal Maro oo ah Saraakil sare oo hoggamiya maleeyshiyaadka katirsan Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front (OLF) oo ka howlgallo galbeedka Ismaamulka Oromada ayaa wareysi siyaay idacaada VOA qaybta Axmaraada, asaga oo sheegay inuu marnaba aqbalaaynin in hubka la dhiigo.

Mudada udhambayaay waxa jiray qayb kamid Jabhada Oromada oo la saftaay Abiy Ahmed iyo isbeedalka ka dhacay Itiobiya lakiin weli waxa jiro qayb kamid oo shaki ka Qaabo Abiy Ahmed iyo xukuumadisa siidi sarkaalka Jaal Maro.

Siido kale Jaal Maro wuxuu yidhii inuu sii dagaalamo doono iyo waxba kama gelin heshiishka dhex maray Guddomiyaha Jabhada OLF mudane Dawuud Ibsa iyo Dowlada Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.