Manta ayey bilaabatay wajigii ugu horeyey ee Maxkamadaynta 19 nin oo Oromo ah oo lagu hayo dambi ah Inay Gubeeen Hoyo Somaliyeed iyo 4 Caruur ah oo ay dhashay Xiliga oo ay Tarikhdu ahayd 5 tii August sanadkii 2018.

Raga dambiga loo haysta aya qaar kamid ah waxa lagu ku eedaysan yihin Rabshado ka dhacay magalada Dirdhaba oo Naf badan galaaftay.

Sida aay noo xaqiijiyeen maamulka Dirdhaba waxa Bari Maxkamada imaan doona 27 qof oo Makhraati ah kuwaas oo arinta dhilka Hoyada Iyo caruurteda iyo Qalalaasihi dhacay oo dhan goob joog u aha.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.