Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in galabta mudaharaad xoogani kadhacay kuliyada caafimaadka Jigjiga.

Mudahaarad kan oo lagu diidanyahay gumeysiga itoobiya iyo kooxda fadhiidka ah ee Jigjiga ayaa waxa isagu soobaxay dhamanba ardayda wax kabarata kuliyada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.