Guddiga Fulinta ee Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front (OLF) ayaa maanta soo saaray qoraal ay ku baaqeen ururrada siyaasadeed ee kasoo jeedo Qomiyada Oromada inay wada shaqeeyaan iyo midobaan.

Sidoo kale Jabhada Oromada waxaay sheegen inay shacabka Oromada yihiin kuwa iska leh Addis Ababa, waxana uu sidoo kale ku sheegay bayaankan inuu degaanka Oromada ka jirto caqaabada badaan, oo mela badan ka imaanayo siidi xafiisayada Jabhada oo la xidhay iyo xubbaha sare oo lagu hanjabay in la xiro.

Hadalka maanta kasoo baxay Jabhada OLF wuxuu yimiid marki ay ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo Ismaamulka Oromada, ku eedeyaay Jabhada OLF inay ka dhambayeen weerar shalay ka dhacay gobolka Wollega oo lagu dilay shan Qof oo labo kamid yihiin shaqaale Ajanabi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.