Ismamuulka Tigreega ay hoogaminayso kooxda TPLF ayaa sheegtay in cafis loo fidiyaay 2,332 maxabiis oo ku xirnay xabsiyada ku yallo degaankaasi.

Tekiu Mitiku oo ah madaxda u qabilsan hayaada amaanka ee ismamuulka Tigreega ayaa sheegay in maxabiista la siiy daynaayo madaamu dhaqaan celis loo samayay iyo inay tobaad ka keenan dembiyada hore ee geleen.

Wuxuuna ka daraay in 46 kamid maxabiista la sii deynaayo ay yihiin haween. Hase yeeshe dad badaan oo falanqayo ariimaha geeska Afrika ayaa sheegaya in go’aanka Tigreega kusabsaan in maxabiis la sii deeyo oo yahaay mid siyasadaaysan maduumu oo xiliga doorasho u dhow yahaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.