Magalaada Addis Ababa iyo 7 kale oo magaaloyin Itoobiya kamida ayaa la sheegayaa in ay Koroonto la’an wajahayaan qar kamid Xafaadaha ka yallo magaaolyinka siidi ay wararku u dhigeen idacaada BBC ee laanta Axmaraada.

Moges Mekonnen oo ah Makiliha Shirkaada Ethiopian Electrical Power ayaa wareysi ka bixiyay idacaada BBC ee laanta Axmaraada oo xaqijinaayo kooronot laanta ku dhacday qar makid magaaloyinka ee dalkaasi Itoobiya.

Dowlada Federalak Itoobiya weli kama hadlin koroonto laanta ku dhacday magalooyinka katirsan Itoobiya, waxaana ku cadaayna inuu Itoobiya cagta sartaay daqaalo xumo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.