Xog rasmiya oo ay heshay shabakaga Halgan Media ayaa sheegaya in magalaada Jigjiga ee xaruunta uu ah mamuulka dabadhilifka ah ee Tigreega kasamaystay Ogadenia ayaa sheegaysa in magalaada ay koroonto laan tahay 24 sac uu dambaay. Isla markana ay dadku mugdi fadhiyaan.

Weli maala ogow sababta ay nalka kadimiyeen magalaada daan. Xogtan oo uu soo ururiyay wariyaha Halgan Media ee Jigjiga, ayaa mujinaysa in kaliya koroontada kashidaan tahay guriga horjooge Cabdi Iley iyo kuwa ka ah dhaw.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.