Baarlamanka Dalka Algeria Ayaa Abdelkader Bensalah Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalkaas U Doortay Madaxweyne Kumeel Gaara.

Waxu Xafiiska Joogi Doona 90Habeyn Oo Doorasho Loo Diyaar Garoobayo. Mr Bouteflika Madaxweynihi Hore Oo Mudo 20sano Ah Xafiiska Joogay Ayay Dibad Baxayaal Ku Khasbeen Inu Xafiiska Baneeyo.

Hase ahaatee waxaa weli socda banaan baxa looga soo horjeedo dowladda Algeria, waxaana dadka dalbanayaan in dhammaaan inta nidaamka ku jirta ama ku dhow Madaxweynihii hore ee Algeria inay xilka isaga dagaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.