Wararka nagasoo gadhay Gobolka Shabelle ayaa sheegay inuu Gudoomiyaha degmada Dhanaan Hanad Gashaan iska casilay xilkii uu hayey.

is casilaada guddoomiyaha ayaa ku soo aadeysa, xilli muddooyinkii dambe khilaaf u dhaxayso dadweynaha gobolka Shabelle iyo Mamuulka Mustafa Cagjar.

Waa masuulkii labaad oo is casilay, tan iyo markii la soo dhisay Xukuumadda Mustafa Cagjar, iyadoona u shalay iscasilay Wasir Kuxigeenka xafiiska Beeraha Mubarak Shakir.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media