Wararka nagasoo gadhaay Magalaada Dirdhaba ee gobolka Shiniile ayaa sheegan inay Ciidamada Federalka Itoobiya dhaq dhaqaaqyo xoogan ka wadan xafaadaha katirsan magalaada Dirdhaba gar ahaan kuwi Somalida.

Howlgalladan oo ah kuwa xoogan ayaa waxa ay si gaar ah ciidanku ay uga wadaan xafaadaha Gandagrada, Xafaad Ciise iyo Magal Jabtu siidi ay sheegan qar kamid dadka kusugaan magalaada Dirdhaba.

Ariintan wuxuu yimiid kadib markii ay shacabka Oromada iyo maleeyshiyaadka Oromada oo iskashanaayo ay weerar Ku qadeen xafadaha ay Somalida degan yihiin shalay.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaq dhaqaaqyadan ay saameyn ku yeesheen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi.

Ciidamada Federalka Itoobiya ayaa la sheegay in jirdil iyo dhibaatooyin kale ay u geysteen dadka Somalida Ku dhaqaan magalaada markii ay kahowl gallen magalaada Dirdhaba.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.