Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya maleeyshiyaad Oromo oo dad Somaliyeed kulaysay degaanka Tuliguleed katirsan gobolka Fafaan.

Shacabkan oo ay layeen koox Oromo ah ayaa noolu sheegay 4 ruux, sidoo kale dhaawaca ayaa marayso 11 ruux. Lama xaqiijin karo sababta kadanbaysa weraarkan, balse Halgan Media ayaa kudaba jirta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.