Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Libaan ee gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in maalinkii shalay ahaa ay dagaal dhexmartay shacabka magalaada Filtu iyo maleeyshiyaadka Liyuu Bolis.
Shacabka oo kagadoodan dulmiga ayaa hubka qaatay waxayna dagaal toosa lagaleen maleeyshiyaadka Liyuu Bolis. Waxa maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ka dhimatay 4 iyo 6 kale ayaa dhaawac ah kadib markii dhalinta ay xabad kufureen maleeyshiyaadka Liyuu Bolis.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.