Wararka nagasoo gaadhaya Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in goor dhawayd maqaaxi kutaala suuqa Bari ee magalaada laga kaxaystay Yassin Dhagaweyne iyo Khadar Ahmed.

Dhalintaan ayaa hada lageyay saldhiga degmada ee kuyaala xaafada Shanaad. Sababta rasmiga ah ee dhalintan loo haysto balse Halgan Media ayaa kudaba jirta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.