Warhada nagasoo gaadhay magalaada Qabribayax katirsan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay muwaadin ku gawraceen xabsi kuyaala Qabribayax.

Muwaadinka oo mudo kooban u xidhnaa ciidanka Wayaanaha ayay saaka maydkiisa soodhigeen afaafka hore ee xabsiga. Niinka laa dilaay ayaa hada lagu aasayaa magalaada Qabribayax, waxaan la yiidha Ibrahim Axmed Dayib.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.