Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay Fiidkii hore qof shacab ahaa ku dilay deegaanka Bulehar oo katirsan Ismaamulka Axmaraada ee Waqooyiga Itoobiya.

Waxa la sheegay in Saddax Qof la dilay. Raggii ka dambeeyay dilkaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay goobta isaga baxsadeen dilka kadib. Lama oga illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeeya dilkaasi, mana jirto weli cid sheegatay masuuliyaddiisa.

Dilkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal qorsheysan oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Ismaamulka Axmaraada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.