Ciidamada Itoobiya ayaa maanta dhaq-dhaqaaqyo xoogan ka wada qeybo ka mid ah Ismaamulka Canfaarta.

Dhaq-dhaqaaqdan oo ah kuwa ka dhan ah Maleeyshiyaad Hubaysan oo kusugaan gobolka  ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanada Dulecha iyo Genwa ee gobolkaasi.

U jeedka howlgalladan Milatari ayaa lagu sheegay mid Maleeyshiyaadka looga saarayo deegaanada ay kusugaan yihiin. Dhawaan ayey aheyd markii Dablay hubaysan ay sedax Qof ku dileen degmada Genwa oo kutallo dhanka Koonfurta ee ismamuulka Canfaarta.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.