Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed iyo Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Maanta  furay Xadka Oumaji-Humera.

Mamuul kumeel gaarka ee dalka Sudan ayaa gadhaay caasmiada Eritrea, kadib la kulmay Madaxwaynaha Isaias Afwerki. Madaxda labada wadan ayaa sheegay in furitaanka Xadka ay sahli doonto  isu socda iyo gacansiga labada wadan.

Xidhiidhka udhaxeeya Dalalka Sudan iyo Eritarea ayaa soo hagaagaya tan iyo intuu xilka ka tagaay Taliska Cumar Al Bashir.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.