Wararka naga soo gadhaay koonfurta Soomaaliya gar ahaan gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykaanka Iyo kooxda AMISOM la wareegan degaan muhiim ku yallay gobolkaasi.

Siida aan xogta ku helnay ciidamo isagu jiro Somali, Mareykan iyo AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay mel u dhow degmada Janaale ay sanooyinka u dambeysay gacaanta ku hayeen Xarakada Al Shabaab.

Ciidaman ayaa la sheegay inay wateen 47 gaadhiga dagaalka gar ahaan kuwi loo yaqaano Gashaan, waxaayna dulaan ku qadeen degaanka Janaale ay ku suguun yihiin Al Shabaab, iskamarkii waxaa hawaada lagu arkay lix diyaarado dagaalka ay leyihiin Mareykaanka.

Waxaan degaanka Janaale ka qarxay dagaal fool ka fool u dhaxeeyo labada dhinac, waxaana qaraxa lala begsaday mid kamid gaadhiga Gashaanka ay wateen ciidamada Soomaalida iyo Mareykanka lakiin khasaaraha ka dhashay qaraxas weli lama ogow.

Sidoo kale dagaalyahanada katirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay ka baheen degaanka dagaalka kadib, waxaana hada degaanka Janaale ciidamada Soomaaliya, Mareykaanka iyo kuwa AMISOM.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.