Warar gor dhow naga soo gadhaaya magalada Addis Ababa ee xaruunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya inuu xukuumada Abiy Ahmed ku dawaaqeen in la xiro iskullada dalka iyo goobaha cayaaraha.

Go’aankan ayaa imaanaya kadib markii dalkaasi Itoobiya laga helay 5 qof oo qabo cuduurka Coranavirus oo ah cuduur ku faafay duniida oo sababay inay Kumunaan naftood ku wayaan.

Itoobiya waxa la mid tahay dalaalka kale katirsan Afrika oo ku lito dhanka caafimadka, waxaana laga cabsi qabo inuu cuduurka gudaha dalka kusi faafo madaam cuduurka laga helay 5 qof gudaha dalka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.