Wararka nagaa soo garaaya caasimada Muqdisho ayaa sheegaya in lamaaha amaanka ay bilabeen inay xidhan qar Masajidyada ku yallo gobolka Banaadir.

Dowlada Soomaaliya ayaa amartay in la xidho Masajid walba ku yallo caasimada siidi laga hor taagi lahay cudurka Coronavirus oo laga cabsi qaaba inuu ku faafo dalka.

Dhawaan bay aheed markii oo qof shacab cudurka Coronavirus ugu dhintaay caasimada Muqdisho, taas oo cabsi xoogan ku dhex abuurtay dadka ku nool Muqdisho iyo gud ahaanba Soomaaliya.

Siido kale waxaa la sheegay inuu ciidamada amaanka howlgallo ka wadaan Masajidyo ku yallo degmooyinka Xamarweyne, Shangani iyo Madina ee gobolka Banaadir.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.