Wararka naga soo gadhaay gudaha Ogadeniya gar ahaan gobolka Doolo ayaa sheegaya inay kooxda Liyuu Booliska xadhiga bahsaan ka wadaan degamada Yucub ee gobolkaasi

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay inay Liyuu Booliska 8 Oday dhaq meed shalay xidheen, iyo maanta in ka badan 20 qof oo shacab xadhig maanta u geysteen kadibna dhigi xabsi ku yallo degmada Yucub

Kooxda Liyuu Booliska ayaa weli gudaha Ogadeniya ka wadaan tacadiyo kala duwaan oo cidna jiraan oo la hisabtameen.

Mamuulka Somalida oo hoogaminayo Mustafa Cagjar weli kama hadlin xadhiga bahsan ka socda degmada Yucub.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.