Wararka nagaa soo garaaya gudaha Ogadeniya gar ahaan galbeedka Sitti ayaa sheegaya inuu gordhow israsaaseyn kooban dhex maray kooxo hubeysan.

Ilo wareedyo aad lagu kalsoonan kaaro oo kusugaan galbeedka gobolka Sitti ayaa idacaada Halgan Media u xaqijiyay in israsaaseyn ka qarxay inta u dhaxeeyso degmada Candhufo Iyo Cadayti ee gobolkaasi.

Siida aan xogta ku helnay kooxo hubeysan kasoo jeedo qomiyada Canfaarta iyo rag Soomaaliyeed ku hubeysnay Qoryo ayaa rasaas is dhafsadeen mel u dhow tuulada Malkhada-Dhuula.

Weli lama ogahay khasaraaha rasmiga ka dhashay israsaaseynta balse Halgan Media ayaa la xidhiidhay qar kamid sarakiisha ka howl gallo gobolka Sitti lakiin waay ka gabsadeen inay ariintan ka hadlan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.