Wararka nagasoo xaruunta gobolka Jarar ee magalaada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in xalay la xiray Sheekh Cabdirahman Qalinle.

Sheekh cabdirahmaan qalinle oo imaamkii masaajidka wayn ee dhagaxbuur ayaa xalay xabsiga loo taxaabay waxaana loo qaaday jeel kuyaala magalda Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan.

ila hada weli lama oga sababta loo xiray Sheekh Cabdirahman Qalinle lakiin waxa nasib darro ah inay mamuulka Mustafa Cagjar bilabeen inay begsadaan culuumada.

Warkan iyi wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.