War hada naso gadhaay ayaa sheegaya in Ardayda Somalida oo joogo magalaada Samara ee xaruunta Ismaamulka Canfaarta ayaa maanta la weeraray.

Waxa weerar lala beegsaday ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadda Samara ee xarunta Ismaamulka Canfaarta, waxana weerarkaas ku dhaawacmay Cismaan Cali Colow.

Sidoo kale dhowr iyo toban arday oo Soomaali ah ayaa hadda ku dhex xanniban gudaha Jaamacadda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.